Yaa iska leh dayuurada aan duuliyaha laheyn ee Milateriga Iran ay soo rideen?

Wakaaladda wararka ee IRNA oo soo xiganaysa saraakiisha Iran ayaa faafisay in Milateriga Iran ayaa soo rideen dayuurad kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo mareysay magaalo xeebeedka Mahshahr ee gobolka Khuzestan. ”Waxaa hubaal ah in Dayuuradda la soo riday dal shisheeye laga lahaa, waxaana la helay haraageedii, baaritaan ayaana ku socda”, ayuu yiri Gholamreza Shariati … Continue reading Yaa iska leh dayuurada aan duuliyaha laheyn ee Milateriga Iran ay soo rideen?